Online Bible

- Advertisements -

Luukos 4:39 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

39 Markaas ayuu ku soo foorarsaday oo canaantay qandhadii, isla markiina qandhadii wey deysay. Weyna kacday oo u adeegtay iyagii.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

39 oo intuu isa soo dul taagay ayuu qandhadii canaantay, wayna daysay. Kolkiiba way kacday oo u adeegtay iyagii.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

39 oo intuu isa soo dul taagay ayuu qandhadii canaantay, wayna daysay. Kolkiiba way kacday oo u adeegtay iyagii.

See the chapter Copy

Luukos 4:39

Follow us:

Advertisements

Advertisements