Luukos 4:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Ciise ayaa canaantay oo ku yiri, “Aamus! Kasoo bax!” Markaas ayaa ruuxii wasakhda lahaa ninkii dhulka ku tuuray dadka oo dhan hortooda wuuna kasoo baxay isaga oo aan nabar xitaa u geysanin. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH35 Ciise baa canaantay oo ku yidhi, Aamus oo ka soo bax. Jinniguna goortuu ninkii dhexda ku tuuray ayuu ka soo baxay, waxbana ma uu yeelin. See the chapterKitaabka Quduuska Ah35 Ciise baa canaantay oo ku yidhi, Aamus oo ka soo bax. Jinniguna goortuu ninkii dhexda ku tuuray ayuu ka soo baxay, waxbana ma uu yeelin. See the chapter |