Luukos 3:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Dad badan ayaa ugu yimaadeen Yooxanaa in la baabtiiso markaas ayuu ku yiri, “Idinkan sharta leh sida abeesooyinka! Yaa idin kaga digay inaad ka carartaan carada Illaah ee imaaneysa? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 Haddaba wuxuu ku yidhi dadkii badnaa oo u soo baxay inuu baabtiiso iyaga, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa? See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 Haddaba wuxuu ku yidhi dadkii badnaa oo u soo baxay inuu baabtiiso iyaga, Dhal jilbisay, yaa idiinka digay inaad ka carartaan cadhada imanaysa? See the chapter |