Online Bible

- Advertisements -




Luukos 3:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Dooxo walba waa la buuxin doonaa, buuraha dhaadheer iyo kuwa gaabanba waa la simi doonaa. Jidka qoloocanna waa la toosin doonaa, jidka xunna waa la sameyn doonaa.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Dooxo walba waa la buuxin doonaa, Qar iyo buur walbana waa la gaabin doonaa, Wixii qalloocanna waa la toosin doonaa, Jidadka xunxunna waa la simi doonaa,

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

5 Dooxo walba waa la buuxin doonaa, Qar iyo buur walbana waa la gaabin doonaa, Wixii qalloocanna waa la toosin doonaa, Jidadka xunxunna waa la simi doonaa,

See the chapter Copy




Luukos 3:5

Follow us:

Advertisements


Advertisements