Luukos 3:23 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub23 Markii uu Ciise jiray qiyaastii soddon sano, ayuu bilaabayay shaqada Rabbiga. Ciise waxaa loo yaqaanay inuu yahay ina Yuusuf. Yuusuf ina Heli, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH23 Oo Ciise markuu bilaabay inuu wax baro, wuxuu ahaa qiyaas soddon jir, isagoo ahaa (sida loo moodayay) ina Yuusuf, kan ahaa ina Heli, See the chapterKitaabka Quduuska Ah23 Oo Ciise markuu bilaabay inuu wax baro, wuxuu ahaa qiyaas soddon jir, isagoo ahaa (sida loo moodayay) ina Yuusuf, kan ahaa ina Heli, See the chapter |