Luukos 3:2 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waqtigii Annas iyo Kayafas ahaayeen wadaaddadii sare, ereyga Illaah ayaa u yimid Yooxanaa ina Sakariyas isaga oo cidlada jooga. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH2 oo Annas iyo Kayafas wadaaddadii sare ahaan jireen, markaasaa ereygii Ilaah cidlada ugu yimid Yooxanaa ina Sakariyas. See the chapterKitaabka Quduuska Ah2 oo Annas iyo Kayafas wadaaddadii sare ahaan jireen, markaasaa ereygii Ilaah cidlada ugu yimid Yooxanaa ina Sakariyas. See the chapter |