Luukos 3:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub19 Laakiin markii Yooxanaa uu canaantay Herodos, Herodiya oo ahayd xaaska walaalkiis Filibos oo uu guursaday darteed, iyo waxyaala kale ee xun oo uu sameeyay, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH19 Laakiin kolkuu taliye Herodos u canaantay walaalkiis Filibos naagtiisii Herodiya aawadeed, iyo waxyaalaha xunxun oo Herodos sameeyey oo dhan aawadood, See the chapterKitaabka Quduuska Ah19 Laakiin kolkuu taliye Herodos u canaantay walaalkiis Filibos naagtiisii Herodiya aawadeed, iyo waxyaalaha xunxun oo Herodos sameeyey oo dhan aawadood, See the chapter |