Luukos 3:14 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub14 Markaas ayaa askartuna weydiiyeen, “Anagana maxaan sameynaa?” Isaguna wuxuu ugu jawaabay, “Dadka qasab lacag ha uga qaadina, war been ahna ha ka sheegina, ku ekaada mushaharkiina.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH14 Markaasaa askarna weyddiisay oo ku tidhi, Annaguna maxaannu samaynaa? Wuxuu iyagii ku yidhi, Ninna ha dulmina, oo ninna ha masabidina; mushahaaradiinnana raalli ku ahaada. See the chapterKitaabka Quduuska Ah14 Markaasaa askarna weyddiisay oo ku tidhi, Annaguna maxaannu samaynaa? Wuxuu iyagii ku yidhi, Ninna ha dulmina, oo ninna ha masabidina; mushahaaradiinnana raalli ku ahaada. See the chapter |