Online Bible

- Advertisements -

Luukos 3:11 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

11 Markaas ayaa Yooxanaa ugu jawaabay, “Qof walboo laba shaar leh waa inuu la wadaagaa qofka aan heysan, qof walboo cunto haystana waa inuu sidoo kale sameeyaa.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

11 Kolkaasuu u jawaabay oo iyagii ku yidhi, Kii laba khamiis qabaa, ha siiyo kii aan waxba qabin; kii cunto qabaana, sidaas oo kale ha yeelo.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

11 Kolkaasuu u jawaabay oo iyagii ku yidhi, Kii laba khamiis qabaa, ha siiyo kii aan waxba qabin; kii cunto qabaana, sidaas oo kale ha yeelo.

See the chapter Copy

Luukos 3:11

Follow us:

Advertisements

Advertisements