Luukos 24:52 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub52 Markaas ayey u sujuudeen, kadibna ku laabteen Yeruusaalem iyagoo faraxsan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH52 Markaasay isaga caabudeen, oo waxay Yeruusaalem kula noqdeen farxad weyn; See the chapterKitaabka Quduuska Ah52 Markaasay isaga caabudeen, oo waxay Yeruusaalem kula noqdeen farxad weyn; See the chapter |