Luukos 24:50 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub50 Kadibna Ciise wuxuu u kaxeeyay xertiisi meel ku dhow Beytaniya, markaas ayuu gacmaha kor u qaaday oo barakeeyay iyagii. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH50 Markaasuu iyaga kaxeeyey ilaa meel ku dhow Beytaniya, oo intuu gacmihii kor u qaaday ayuu barakeeyey. See the chapterKitaabka Quduuska Ah50 Markaasuu iyaga kaxeeyey ilaa meel ku dhow Beytaniya, oo intuu gacmihii kor u qaaday ayuu barakeeyey. See the chapter |