Luukos 24:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Kadib ayey labadoodi u sheegeen wixii wadada ka dhacay, iyo iney Ciise ku garteen markii uu rootiga kala jabiyay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH35 Iyaguna waxay ka warrameen wixii jidka ka dhacay iyo siday isaga ugu garteen kala jejebintii kibista. See the chapterKitaabka Quduuska Ah35 Iyaguna waxay ka warrameen wixii jidka ka dhacay iyo siday isaga ugu garteen kala jejebintii kibista. See the chapter |