Luukos 24:32 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub32 Waxey is weydiiyeen, “Maxaan wax u dareemi weynay markii uu wadada nagula hadlayay oo uu qorniinka noo sharaxayay?” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH32 Markaasay isku yidhaahdeen, Miyaan qalbigeennu gubanin intuu jidka inagula hadlayay iyo intuu Qorniinkii inoo furayay? See the chapterKitaabka Quduuska Ah32 Markaasay isku yidhaahdeen, Miyaan qalbigeennu gubanin intuu jidka inagula hadlayay iyo intuu Qorniinkii inoo furayay? See the chapter |