Luukos 24:30 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub30 Markii uu miiska la fariistay, ayuu intuu rooti qaaday, oo uu Illaahey u mahadceliyay, ayuu kala jabiyay kadibna iyaga ayuu u qeybiyay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH30 Waxaa dhacay kolkuu cunto ula fadhiistay inuu kibista qaaday, oo barakeeyey, oo intuu kala jejebiyey ayuu siiyey. See the chapterKitaabka Quduuska Ah30 Waxaa dhacay kolkuu cunto ula fadhiistay inuu kibista qaaday, oo barakeeyey, oo intuu kala jejebiyey ayuu siiyey. See the chapter |