Online Bible

- Advertisements -

Luukos 24:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

29 Laakiin aad ayey u baryeen, “Na la joog, waa gabal dhac, maalintii wey dhamaatay.” Markaas ayuu raacay si uu ula joogo.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

29 laakiin way oggolaysiiyeen iyagoo leh, Nala joog, waayo, makhribku waa dhow yahay, maalintiina durba waa dhammaatay. Markaasuu la galay inuu la joogo.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

29 laakiin way oggolaysiiyeen iyagoo leh, Nala joog, waayo, makhribku waa dhow yahay, maalintiina durba waa dhammaatay. Markaasuu la galay inuu la joogo.

See the chapter Copy

Luukos 24:29

Follow us:

Advertisements

Advertisements