Luukos 24:17 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub17 Wuxuu weydiiyay, “Maxaad ka sheekeysaneyseen intaad wadada socoteen?” Wey istaageen iyagoo ka xun oo murugo ka muuqato. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH17 Markaasuu ku yidhi, Maxay yihiin hadalladan aad isku haysaan intaad socotaan? Wayna istaageen iyagoo fool qulubsan. See the chapterKitaabka Quduuska Ah17 Markaasuu ku yidhi, Maxay yihiin hadalladan aad isku haysaan intaad socotaan? Wayna istaageen iyagoo fool qulubsan. See the chapter |