Online Bible

- Advertisements -




Luukos 23:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Markii uu ogaaday Ciise inuu kasoo jeedo meesha uu Herodos xukumo, wuxuu u diray Herodos, kaasoo waqtigaas joogay Yeruusaalem.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

7 Goortuu ogaaday inuu ka mid ahaa kuwii Herodos xukumo, wuxuu u diray Herodos, kan qudhiisu Yeruusaalem joogay wakhtigaas.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

7 Goortuu ogaaday inuu ka mid ahaa kuwii Herodos xukumo, wuxuu u diray Herodos, kan qudhiisu Yeruusaalem joogay wakhtigaas.

See the chapter Copy




Luukos 23:7

Follow us:

Advertisements


Advertisements