Online Bible

- Advertisements -




Luukos 23:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

5 Laakiin waxey ku soo celceliyeen, “Dadka Yahuudiya jooga oo dhan ayuu ku duufsanayaa waxbaridiisa. Wuxuu kasoo bilaabay Galili waana kan halkan yimid.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

5 Laakiin way ku sii adkeeyeen iyagoo leh, Dadkuu kiciyaa, oo dalka Yahuudiya oo dhan ayuu wax baraa; dalka Galili ayuu ka soo bilaabay ilaa halkan.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

5 Laakiin way ku sii adkeeyeen iyagoo leh, Dadkuu kiciyaa, oo dalka Yahuudiya oo dhan ayuu wax baraa; dalka Galili ayuu ka soo bilaabay ilaa halkan.

See the chapter Copy




Luukos 23:5

Follow us:

Advertisements


Advertisements