Luukos 23:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub46 Ciise ayaa cod dheer ku dhawaaqay oo yiri, “Aabow, adiga ayaan ruuxdeyda kuu dhiibay.” Markii uu saas yiri, ayey nafta ka baxday. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH46 Markaasaa Ciise cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Aabbow, gacmahaaga ayaan ruuxayga u dhiibayaa. Goortuu waxaas yidhi, ayuu ruuxii bixiyey. See the chapterKitaabka Quduuska Ah46 Markaasaa Ciise cod weyn ku dhawaaqay oo yidhi, Aabbow, gacmahaaga ayaan ruuxayga u dhiibayaa. Goortuu waxaas yidhi, ayuu ruuxii bixiyey. See the chapter |