Luukos 23:41 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub41 Anagu si xaq ah ayaa naloo ciqaabay waayo waxaanu helnay ciqaabta u qalanta qaladkii aan galnay. Laakiin ninkan wax dembi ah ma sameynin.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH41 Waayo, innaga waa inoo xaq, maxaa yeelay, waxaynu helnay abaalkii wixii aynu falnay, ninkanuse wax aan jid ahayn ma uu falin. See the chapterKitaabka Quduuska Ah41 Waayo, innaga waa inoo xaq, maxaa yeelay, waxaynu helnay abaalkii wixii aynu falnay, ninkanuse wax aan jid ahayn ma uu falin. See the chapter |