Luukos 23:40 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub40 Laakiin dembiilihii kale ayaa canaantay oo ku yiri, “Miyaadan Illaahey ka cabsaneyn, ileen isku xukun ayaad tihiine? See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH40 Laakiin kii kale ayaa jawaabay oo canaantay isagoo leh, Miyaanad xataa Ilaah ka baqin, waayo, isku xukun baad tihiin? See the chapterKitaabka Quduuska Ah40 Laakiin kii kale ayaa jawaabay oo canaantay isagoo leh, Miyaanad xataa Ilaah ka baqin, waayo, isku xukun baad tihiin? See the chapter |