Online Bible

- Advertisements -

Luukos 23:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

35 Dadkii ayaa u istaagay si ey u fiirsadaan hogaamiyayaashiina wey ku jeesjeesayeen. Iyagoo dhahaya, “Wuxuu badbaadiyay dad kale, ee dhaafa naftiisa ha badbaadiyo haddii uu yahay Masiixa Illaah, Midkii la Doortay.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

35 Dadkuna way taagnaayeen iyagoo daawanaya. Taliyayaashuna way ku qosleen iyagoo leh, Kuwa kale ayuu badbaadiyey, kanu ha isbadbaadiyo, hadduu yahay Masiixa Ilaah, kan uu doortay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

Luukos 23:35

Follow us:

Advertisements

Advertisements