Online Bible

- Advertisements -




Luukos 23:34 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

34 Ciise ayaana yiri, “Aabow cafi iyaga, sababtoo ah ma garanayaan waxey sameynayaan.” Kadibna waxey qori tuur u sameeyeen iney dharkiisi kala qeybsadaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

34 Markaasaa Ciise wuxuu yidhi, Aabbow, iyaga cafi, waayo, garan maayaan waxay samaynayaan. Markaasay dharkiisii qaybsadeen, wayna saami riteen.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

34 Markaasaa Ciise wuxuu yidhi, Aabbow, iyaga cafi, waayo, garan maayaan waxay samaynayaan. Markaasay dharkiisii qaybsadeen, wayna saami riteen.

See the chapter Copy




Luukos 23:34

Follow us:

Advertisements


Advertisements