Luukos 23:29 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub29 Waxaa dhici doonta waqti aad oran doontaan, ‘Waxaa barakeysan haweeneyda aanan ilmo lahayn, minkii aanan weligiis wax qaadin iyo naasihii aanan weligood wax nuujinin!’ See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH29 waayo, bal eega, wakhtigu waa imanayaa goortay odhan doonaan, Waxaa barakaysan madhashada iyo uurarka aan weligood dhalin iyo naasaha aan weligood la nuugin. See the chapterKitaabka Quduuska Ah29 waayo, bal eega, wakhtigu waa imanayaa goortay odhan doonaan, Waxaa barakaysan madhashada iyo uurarka aan weligood dhalin iyo naasaha aan weligood la nuugin. See the chapter |