Luukos 23:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub25 Wuxuu sii daayay ninkii xabsiga loogu tuuray kacdoonka iyo dilka, midka ey ka codsadeen, Ciisena ugu gacan galiyay sidii ey rabeen. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH25 Wuuna sii daayay kii fallaagada iyo dilidda xabsiga loogu riday oo ay weyddiisteen, laakiin Ciise buu u dhiibay iyaga siday doonayeen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah25 Wuuna sii daayay kii fallaagada iyo dilidda xabsiga loogu riday oo ay weyddiisteen, laakiin Ciise buu u dhiibay iyaga siday doonayeen. See the chapter |