Online Bible

- Advertisements -




Luukos 23:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

22 Markii saddexaad ayuu ku yiri, “Oo sabab? Waa maxey dembiga uu ninkan galay? Wax qalad ah oo uu dhimasho ku mutaysto kuma helin. Sidaa darteed waan ciqaabayaa kadibna waan sii deynayaa.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

22 Markaasuu wuxuu kolkii saddexaad ku yidhi, Waayo? Waa maxay sharka kanu sameeyey? Kuma aan helin sabab lagu dilo, taas aawadeed waan edbinayaa oo sii daynayaa.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

22 Markaasuu wuxuu kolkii saddexaad ku yidhi, Waayo? Waa maxay sharka kanu sameeyey? Kuma aan helin sabab lagu dilo, taas aawadeed waan edbinayaa oo sii daynayaa.

See the chapter Copy




Luukos 23:22

Follow us:

Advertisements


Advertisements