Luukos 23:10 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub10 Gudoomiyayaashii wadaaddada iyo macalimiintii sharciga Muuse ee halkaas joogay ayaa si kulul usii eedeeyay Ciise. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH10 Wadaaddadii sare iyo culimadii ayaa istaagay, oo aad iyo aad bay u ashtakeeyeen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah10 Wadaaddadii sare iyo culimmadii ayaa istaagay, oo aad iyo aad bay u ashtakeeyeen. See the chapter |