Luukos 22:8 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub8 Markaas ayuu Ciise ku yiri Butros iyo Yooxanaa, “Taga oo noo diyaariya cashada Dabaaldega Iidda Kormaridda.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH8 Markaasaa Ciise wuxuu diray Butros iyo Yooxanaa isagoo ku leh, Taga oo Kormaridda inoo soo diyaargareeya aan cunnee. See the chapterKitaabka Quduuska Ah8 Markaasaa Ciise wuxuu diray Butros iyo Yooxanaa isagoo ku leh, Taga oo Kormaridda inoo soo diyaargareeya aan cunnee. See the chapter |