Luukos 22:6 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub6 Wuuna ogolaaday, wuxuuna bilaabay inuu raadiyo fursad uu Ciise kusoo gacangeliyo mar eysan dad badan joogin. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH6 wuuna oggolaaday, oo wuxuu doonayay goor wanaagsan inuu u soo gacangeliyo intii dadka maqnaayeen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah6 wuuna oggolaaday, oo wuxuu doonayay goor wanaagsan inuu u soo gacangeliyo intii dadka maqnaayeen. See the chapter |