Online Bible

- Advertisements -




Luukos 22:52 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

52 Kadibna Ciise ayaa ku yiri gudoomiyayaashii wadaaddada, madaxdii askarta macbadka iyo odayaashii, kuwaas oo u yimid iney qabtaan isaga, “Maxaad ula timaadeen seefo iyo ulo inaad i qabataan sidii inaan ahay tuug?

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

52 Kuwa u yimid, waxa weeye, wadaaddadii sare, iyo madaxdii askarta oo macbudka, iyo waayeelladii, waxaa Ciise ku yidhi, Ma waxaad iila soo baxdeen seefo iyo ulo sidaan tuug ahay?

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

52 Kuwa u yimid, waxa weeye, wadaaddadii sare, iyo madaxdii askarta oo macbudka, iyo waayeelladii, waxaa Ciise ku yidhi, Ma waxaad iila soo baxdeen seefo iyo ulo sidaan tuug ahay?

See the chapter Copy




Luukos 22:52

Follow us:

Advertisements


Advertisements