Online Bible

- Advertisements -




Luukos 22:37 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

37 Waayo waxaa kitaabka ku qoran ‘Waxaa isaga lagu daray kuwa sharci laawayaasha’ waxaan idin leeyahay waxa nebiyadu iga qoreen waa in layga dhabeeyo, maxaa yeelay waxaa la gaaray waqtigii laga dhabayn lahaa wixii layga qoray.”

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

37 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Waa inuu igu dhammaado qorniinkan leh, Waxaa isaga lagu tiriyey sharcilaawayaasha. Waayo, waxa igu saabsani dhammaad bay leeyihiin.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

37 Waayo, waxaan idinku leeyahay, Waa inuu igu dhammaado qorniinkan leh, Waxaa isaga lagu tiriyey sharcilaawayaasha. Waayo, waxa igu saabsani dhammaad bay leeyihiin.

See the chapter Copy




Luukos 22:37

Follow us:

Advertisements


Advertisements