Online Bible

- Advertisements -




Luukos 22:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

36 Markaas ayuu ku yiri, “Laakiin hadda, haddaad haysato lacag qaado, haddaad haysato boorso qaado, qofkii aan lahayn seefna ha iibiyo dharkiisa qaar ka mid ah seef haku gato.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

36 Markaasuu ku yidhi, Laakiin haddeer kii kiishad qabaa ha qaato, sidaas oo kalena qandi ha qaato. Kii aan midna qabinna, dharkiisa ha iibiyo, oo seef ha iibsado.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

36 Markaasuu ku yidhi, Laakiin haddeer kii kiishad qabaa ha qaato, sidaas oo kalena qandi ha qaato. Kii aan midna qabinna, dharkiisa ha iibiyo, oo seef ha iibsado.

See the chapter Copy




Luukos 22:36

Follow us:

Advertisements


Advertisements