Luukos 22:31 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub31 Kadibna Ciise wuxuu la hadlay Simoon oo ku yiri, “Simoonow, Simoonow, Shaydaanku wuxuu weydiistay inuu idin shaandheeyo dhamaantiin sida sarreenka. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH31 Simoonow, Simoonow, ogow, Shaydaanka ayaa ku doonay inuu kuu haadiyo sida sarreen, See the chapterKitaabka Quduuska Ah31 Simoonow, Simoonow, ogow, Shayddaanka ayaa ku doonay inuu kuu haadiyo sida sarreen, See the chapter |