Online Bible

- Advertisements -

Luukos 22:26 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

26 Laakiin idinku ma aha inaad sidaas noqotaan. Balse kan dhexdiina ugu weyn waa inuu noqdaa kan ugu yar, kan madaxda idiin ahna waa inuu noqdaa sida kan adeega.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

26 Idinkuse sidaas ma ahaan doontaan, laakiin kan dhexdiinna ugu weyn, ha noqdo sida kan yar; kan u sarreeyaana, ha noqdo sida kan adeega.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

26 Idinkuse sidaas ma ahaan doontaan, laakiin kan dhexdiinna ugu weyn, ha noqdo sida kan yar; kan u sarreeyaana, ha noqdo sida kan adeega.

See the chapter Copy

Luukos 22:26

Follow us:

Advertisements

Advertisements