Online Bible

- Advertisements -




Luukos 22:25 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

25 Kadibna Ciise ayaa ku yiri, “Boqorrada dadka aan Yuhuudda ahayn dadkooda ayey xoog ugu taliyaan, kuwa awoodda isticmaalana waxey isku sheegaan iney dadka asxaan u sameeyaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

25 Markaasuu ku yidhi, Quruumaha boqorradoodu ay u taliyaan iyaga, kuwa xukun ku lehna waxaa la yidhaahdaa, Wanaagfalayaal.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

25 Markaasuu ku yidhi, Quruumaha boqorradoodu ay u taliyaan iyaga, kuwa xukun ku lehna waxaa la yidhaahdaa, Wanaagfalayaal.

See the chapter Copy




Luukos 22:25

Follow us:

Advertisements


Advertisements