Luukos 22:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Wiilka Aadanahu waa inuu dhinto sidii uu Illaahey qorsheeyay. Laakiin waa u hoog kan gacan galinaya!” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 waayo, Wiilka Aadanahu waa baxayaa sidii loo gooyay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas gacangelinaya. See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 waayo, Wiilka Aadanahu waa baxayaa sidii loo gooyay, laakiin hoog waxaa leh ninkaas gacangelinaya. See the chapter |