Luukos 22:18 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub18 Waayo waxaan idin ku leeyahay, mar dambe ma cabi doono miraha geedka canabka ah illaa ey boqortooyada Illaah ka timaado.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH18 waayo, waxaan idinku leeyahay, Hadda dabadeed anigu midhaha geedka canabka ah kama cabbi doono ilaa ay boqortooyada Ilaah timaado. See the chapterKitaabka Quduuska Ah18 waayo, waxaan idinku leeyahay, Hadda dabadeed anigu midhaha geedka canabka ah kama cabbi doono ilaa ay boqortooyada Ilaah timaado. See the chapter |