Luukos 21:7 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub7 Markaas ayey weydiiyeen, “Macalin, waxyaalahan goorma ayey dhici doonaan? Calaamadee ayaan ku garan doonaa iney dhici rabaan?” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, goormay waxyaalahanu ahaan doonaan, oo calaamadu maxay ahaan doontaa goortii waxyaalahanu ay dhowaan doonaan? See the chapterKitaabka Quduuska Ah7 Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, goormay waxyaalahanu ahaan doonaan, oo calaamadu maxay ahaan doontaa goortii waxyaalahanu ay dhowaan doonaan? See the chapter |