Luukos 21:5 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub5 Qaar ka mid ah xertiisi ayaa ka hadlayay sida macbadka loogu sharaxay dhagxan qurux badan iyo hadiyadaha loo bixiyay Illaahey dartiis. Laakiin Ciise ayaa yiri, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH5 Oo qaar kolkay macbudka ka hadlayeen in dhagaxyo wanaagsan iyo hadiyado lagu qurxiyey, wuxuu yidhi, See the chapterKitaabka Quduuska Ah5 Oo qaar kolkay macbudka ka hadlayeen in dhagaxyo wanaagsan iyo hadiyado lagu qurxiyey, wuxuu yidhi, See the chapter |