Luukos 20:35 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub35 Laakiin kuwa istaahila iney ka qeyb qaataan waqtiga soo socdo iyo kasoo sarakicidda dhimashada ma guursan doonaan lamana guursan doono, See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH35 laakiin kuwa loo xisaabay inay istaahilaan inay gaadhaan wakhtigaas iyo ka soo sarakicidda kuwii dhintay ma guursadaan, guurna lama siiyo, See the chapterKitaabka Quduuska Ah35 laakiin kuwa loo xisaabay inay istaahilaan inay gaadhaan wakhtigaas iyo ka soo sarakicidda kuwii dhintay ma guursadaan, guurna lama siiyo, See the chapter |