Luukos 20:33 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub33 Haddaba noo sheeg, yey xaaskiisa ahaan doontaa maalinta sarakicinta? Ileen toddobadooduba wey guursadeene.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH33 Haddaba wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay, iyaga kee bay naagtiisa ahaan doontaa? Waayo, toddobadu way wada guursadeen. See the chapterKitaabka Quduuska Ah33 Haddaba wakhtiga sarakicidda kuwii dhintay, iyaga kee bay naagtiisa ahaan doontaa? Waayo, toddobadu way wada guursadeen. See the chapter |