Luukos 20:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Qaar ka mid ah Sadukiinta, kuwaasoo aan aaminsaneyn sarakicidda dhimashada, ayaa Ciise u yimid oo weydiiyay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH27 Waxaa u yimid qaar Sadukiin ah, kuwii odhan jiray, Sarakicidda kuwii dhintay ma jirto. See the chapterKitaabka Quduuska Ah27 Waxaa u yimid qaar Sadukiin ah, kuwii odhan jiray, Sarakicidda kuwii dhintay ma jirto. See the chapter |