Online Bible

- Advertisements -




Luukos 20:19 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

19 Macalimiintii sharciga Muuse iyo gudoomiyayaashii wadaaddada ayaa isku dayay iney Ciise isla waqtigaas qabtaan, waayo wey ogaadeen inuu tusaalahaan iyaga kaga hadlayay. Laakiin waxey ka cabsanayeen dadka meeshaas joogay.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

19 Saacaddaas qudheeda ayaa culimadii iyo wadaaddadii sare dooneen inay isagii qabtaan; laakiin dadkay ka baqeen; waayo, waxay garteen inuu masaalkan iyaga kaga hadlay.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

19 Saacaddaas qudheeda ayaa culimmadii iyo wadaaddadii sare dooneen inay isagii qabtaan; laakiin dadkay ka baqeen; waayo, waxay garteen inuu masaalkan iyaga kaga hadlay.

See the chapter Copy




Luukos 20:19

Follow us:

Advertisements


Advertisements