Luukos 2:51 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub51 Markaas ayuu iyaga raacay oo ey tageen Naasared, wuuna ka dambeeyay. Laakiin hooyadiis hadalladii oo dhan ayey ka fikireysay. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH51 Kolkaasuu raacay oo Naasared tegey, wuuna ka dambeeyey iyaga; laakiinse hooyadiis hadalkaas oo dhan qalbigeeda ayay ku haysatay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah51 Kolkaasuu raacay oo Naasared tegey, wuuna ka dambeeyey iyaga; laakiinse hooyadiis hadalkaas oo dhan qalbigeeda ayay ku haysatay. See the chapter |