Luukos 2:48 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub48 Waalidkiis markey arkeen wey yaabeen. Hooyadiis ayaa ku tiri, “Wiilkeygiyow, maxaad sidan noo yeeshay? Aabahaa iyo anigu aad ayaan u welwelsaneyn oo meel walba waan kaa raadinay.” See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH48 Goortay arkeen isagii way la yaabeen, oo hooyadiis ayaa ku tidhi, Wiilkaygiiyow, maxaad sidaas noo yeeshay? Bal eeg, aniga iyo aabbahaa caloolxumo waannu kugu doondoonnay. See the chapterKitaabka Quduuska Ah48 Goortay arkeen isagii way la yaabeen, oo hooyadiis ayaa ku tidhi, Wiilkaygiiyow, maxaad sidaas noo yeeshay? Bal eeg, aniga iyo aabbahaa caloolxumo waannu kugu doondoonnay. See the chapter |