Luukos 2:46 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub46 Saddex maalmood kadib ayey ka heleen Macbadka dhexdiisa, isaga oo la fadhiya macalimiinta oo dhagaysanaya su’aalana weydiinaya. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH46 Waxaa noqotay, saddex maalmood dabadeed, inay macbudka ka heleen isagoo macallimmada dhex fadhiya oo dhegaysanaya oo wax weyddiinaya. See the chapterKitaabka Quduuska Ah46 Waxaa noqotay, saddex maalmood dabadeed, inay macbudka ka heleen isagoo macallimiinta dhex fadhiya oo dhegaysanaya oo wax weyddiinaya. See the chapter |