Online Bible

- Advertisements -

Luukos 2:44 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

44 Waxey u maleeyeen wiilku inuu la socdo, laakiin galabtii markii la gaaray wiilkiina la waayey ayey isku dayeen iney meelaha iyo qaraabada ka dhex raadiyaan.

See the chapter Copy

KITAABKA QUDUUSKA AH

44 laakiin iyagoo u malaynaya inuu dadka la socdo, ayay maalin sii socdeen, markaasay ka dhex doondooneen xigaalkooda iyo kuway isbarteen.

See the chapter Copy

Kitaabka Quduuska Ah

44 laakiin iyagoo u malaynaya inuu dadka la socdo, ayay maalin sii socdeen, markaasay ka dhex doondooneen xigaalkooda iyo kuway isbarteen.

See the chapter Copy

Luukos 2:44

Follow us:

Advertisements

Advertisements