Luukos 2:36 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub36 Waxaana jirtay nebiyad Anna la dhihi jiray, inantii Fanuu’eel oo ahayd qoladii Aasheer. Wey da’ weyneyd, ninkeeda ayey la nooleyd toddoba sano markii la guursaday kadib. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH36 Waxaa jirtay nebiyad Anna la odhan jiray, ina Fanuu'eel, oo ahayd qoladii Aasheer, wayna da'weynayd; nin bayna la jirtay toddoba sannadood bikradnimadeeda dabadeed. See the chapterKitaabka Quduuska Ah36 Waxaa jirtay nebiyad Anna la odhan jiray, ina Fanuu'eel, oo ahayd qoladii Aasheer, wayna da'weynayd; nin bayna la jirtay toddoba sannadood bikradnimadeeda dabadeed. See the chapter |