Luukos 2:27 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub27 Maalintaas Ruuxa ayaa Simecoon u hogaamiyay macbadka. Markii Maryan iyo Yuusuf cunugga Ciise ah u keeneen Rabbiga si ey caadadii sharciga ugu sameeyaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH27 Oo wuxuu Ruuxii ku galay macbudka, oo goortii waalidkii keeneen wiilkii Ciise ahaa inay caadadii sharciga ku sameeyaan, See the chapterKitaabka Quduuska Ah27 Oo wuxuu Ruuxii ku galay macbudka, oo goortii waalidkii keeneen wiilkii Ciise ahaa inay caadadii sharciga ku sameeyaan, See the chapter |