Luukos 2:22 - Ereyga Illaahey Axdiga Cusub22 Goortii xafladii dabaaldegga nadiifinta la gaaray sidii sharciga Muuse ku qornayd, Yuusuf iyo Maryan waxey cunugga geeyeen Yeruusaalem si ey Rabbiga ugu keenaan. See the chapterKITAABKA QUDUUSKA AH22 Kolkii maalmihii nadiifiskeeda u dhammaadeen sidii sharciga Muuse lahaa, waxay geeyeen Yeruusaalem inay Rabbiga u dhiibaan See the chapterKitaabka Quduuska Ah22 Kolkii maalmihii nadiifiskeeda u dhammaadeen sidii sharciga Muuse lahaa, waxay geeyeen Yeruusaalem inay Rabbiga u dhiibaan See the chapter |